Xubno ka mid ah SLUF oo ka qalin jabiyay sugsiyada sare ee Muqdishu sanadkaan

Sanad dugsiyeed kaan 2014 to 2015 ayaa waxaa ka soo qalin jabiyay dug siyada sare ee magaalada caasimadda Muqdishu arday ka mid ah xubnaha mu’asasada SLUF. Xubnahaan ayaa ku mashquulsan sidii ay ugu biiri lahaayeen jaamacadaha dalka gudihiisa iyo kuwa dibadaba inshaAllaah.

 

Xubnahaan ayaa waxaa ku casumay kulan loogu magac daray kulan ka jahaynta qaybo ka mid ah mu’asasada sida RND, qaybta arimaha waxbaashada, iyo maamulka iyagoo kala hadlay ardayda ka qalain jabiyay dugsiyada sare arimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin doorashada kuliyadaha , awooda maskaxeed iyo tan dhaqaale,hami sare ka run sheegidda ahdaafta intaba

Ugu danbayntii ayaa waxaa lagu soo geben gebeeyay  in loo kaashaado dhamaaan arimaha Alle ka cabsi , si qayb kasta oo ka mid ah qaybaha aadanuhu maro loogu guulaysto , xubnaha waxaa si gaar ah lagu la dar daarmay inay u ku xirnaadaan una cararaan markasta xaga Allaah. Waxaa kale oo loogu bishaareeyay xubnaha in qaybta arimaha waxbarashadu ay ku mashquul santahay raadinta deeqo waxbarasho , wixii la soo helana inshaAllaah lagu qaybsan doono si cadaalad ah.

Waa kan list-ga magacyada ardayda sanad dugsiyeed ka 2014 – 2015

1. Ayuub Cali Muuse

2. Cabdi Xakiim Cabdullaahi Cabdi

3. Cabdi Qani Maxamed Xaashi

4. Cabdullaahi Sh. Maxamuud Axmed Faarax

5. Axmed Cabdi Xafiid Sh. Maxamuud

6. Cabdullaahi Maxamuud Weheliye

7. Sayid Axmed Cabdi Qaylshe

8. Maxamed C/waaxid Sh. Maxmuud

9. Ruwaydo Maxamed Muuse

10. Firdowso Sh. Axmed Faarax

11. Nasteexo Sh. Cali Barre

12. Khadiijo Xasan Xirsi

Post comment

You must be logged in to post a comment.

© 2016 Samadoon.org. All rights reserved.