Daily Archives: July 9, 2016

Xubno cusub oo ku soo biiray urur ka SLUF, loona sameyay soo xaflad soo dhawayn ah

Waxaa galabnimadii jumcha ee taariikhdu ahayd 07/06/1436 , kuna beegnayd 27/03/2015  ay qabatay mu’asasada SLUF  xaflad soo dhawayn ahayd oo lagu soo dhaweeynayay xumno...   Read More

Kulankii 8aad ee mu’asasada SLUF qabatay ayna soo qaban qaabiyeen health group

Mu’asasada Somali Leaners Union Forum oo qabatay kulankeedii 8aad , waxaana soo qaban qaabiyay  health group gaar ahaan qaybta nursing ka , waxaana topicgu...   Read More

Mu’asasada SLUF oo qabatay kulankii 9aad oo bilaha ahaay ee sanadkaan 2015

Kulan kaan ayaa la qabtay maalin nimaadii kumcihii la soo dhaafay taariikhduna ahayd 08/05/2015 kuna beegnayd 19/08/1436 , asagoo kulankaanu uga duwnaa kulamadii hore...   Read More

Munadamada SLUF oo qabatay kulankii 10aad ee bilaha ahaay sanadkaan 2015

SLUF oo looga bartay inay qabato kulamo bile ah oo aad u xiiso badan lagana faa’iidaysto khayr iyo wanaag fara badan ayadoo markasta ay...   Read More

© 2016 Samadoon.org. All rights reserved.