Kulankii 8aad ee mu’asasada SLUF qabatay ayna soo qaban qaabiyeen health group

Mu’asasada Somali Leaners Union Forum oo qabatay kulankeedii 8aad , waxaana soo qaban qaabiyay  health group gaar ahaan qaybta nursing ka , waxaana topicgu ku saabsanaa naas nuujinta ilamaha , muhiimadda uu u lee yahay ilmaha, faa’iidooyinka laga helo , ilamaha waaya ama aan nasiib fiican u heli inay naaska hooyada nuugaan ama sidii la rabay aysna ugu suurto gelin inay u helaan waxyaabaha ay kala kulmi karaan noloshooda iyo waxyaabo kale oo aad u muhiim ahaay.

 

Waxaa moxaadara ku qornaa Zakiyo Cabdulalahi Cabdi oo ka mid ah xumnaha fir fir coon ee mu’asasada SLUF , kana tirsan health group gaar ahaan qaybta nursing ka , soona jeedisay presentation aad u qurux badnaa , lagana faa’iidaystay, waxaa asagauna ka bixiyay tacliiq dheer Dr. Xasan Jumcaale oo asaguna ka tirsan maamulka SLUF, sidoo kalena ka tirsna qaybtaan health group ka waaxdooda medice ka. Dr. Xasan waxa uu aad ugu dheeraaday topigaan iyo muhiimadda gaar ka ah oo uu u lee yahay hooyada iyo dhalaan kaba.

 

Waxaa kale oo jiray riwaa yad yar oo raacsanayd topigaan oo theory-ga ahaay , ayadoo muhiimada laga lahaana ay ahayd in  dhagaystayaasha loo  kala sharxo waxa uu yahay nursingka saxda ah iyo nursing aan saxda ahayn, laguna muujiyay qaab ficil ah, haddii ay noo suurto geli wayso inaan idiin soo gudbino riwaayadda oo video ah cafwan ayaan idin leenahay.