Xubno cusub oo ku soo biiray urur ka SLUF, loona sameyay soo xaflad soo dhawayn ah

Waxaa galabnimadii jumcha ee taariikhdu ahayd 07/06/1436 , kuna beegnayd 27/03/2015  ay qabatay mu’asasada SLUF  xaflad soo dhawayn ahayd oo lagu soo dhaweeynayay xumno cusub oo  ku soo biiray mu’asasada sanadkaan 2015 , xumnahaas oo gaarayay illaa 15 xumnood oo cusub , iskugna jiray heer dugsi sare iyo heer jaamacadeed.

 

 

Xafladda ayaa ku bilaabatay jawi degan aadna u wanaagsan , kuna dhamaatay sidoo kale , waxaa ka hadlay xafladda inta badan qaybaha kala duwan ee mus’asasada oo soo dhawaynayay xumnohooda cusub , una sameynayay dhiiro gelin iyo inay u sharxaan waxa ay SLUF tahay , waxa ay qabato, qaab dhismeedkeeda, ahdaafta laga lee yahay , gaar ahaan midka dhaw iyo kan fog intaba iyo guud ahaanba war bixin guud oo ku saabsan mu’asasada iyo howleheeda iyo howl wadeenadeedaba.

 

Qaybihii mu’asasada ee goobta ka hadlay , lana haday xumnaha cusub ayaa waxaa ka m id ahaay maamulka mu’asasada oo ka hadlay waxa ay SLUF tahay bilow iyo dhamaad intaba, xogyahaya oo asaguna diiwaan geliyay dhamaan xumnihii cusbaa macluumaadkooda oo dhamays tiran, gudoomiyahga grouping ka oo asaguna shaqadiisu ahayd inuu xumnaha cusub xubin kasta oo ka mid ah ka diiwaan geliyo group ka uu yahay sida health group , engineering group, admin and finance IWM ,

 

Waxaa kaloo asna ka hadlay madasha gudoomiyaha qaybta logistic and service oo shaqadiisa ay ka mid ahayd qaybtinta cabitaanada, diyaarinta goobta shirku ka dhacayay, iyo inuu ka dhiigan galiyo cubnaha cusub qalab ka is xaadirinta ee loo yaqaano time attendance ee farta la saaro xiliga la soo gelaayo iyo xiliga laga baxaayo meesha markaas loogu talo galay.

 

Ugu danbayntii waxaa meesha asaguna ka hadlay mas’uul ka tirsanaa qaybta arimaha bulshada ururka oo ay shaqadoodu tahay inay haddii aan soo koobno dhihi karo; SLUF members care, haddii aan yaro sharaxno waa qaybta ay ka mid tahay howolohooda soo booqashada xubiintii xanuunsan, u soo tacsiyaynta xubintii dhimato, ka qyab qaadashada xumbintii aroosta iyo wixii la mid ah.

waa kan magacyada xubnaha cusub oo ku sooo biiray mua’asasada SLUF:

Magaca                                                                                          Level ka

1. Axmed Maxamed Cali                                                             Accounting

2. Cabdullaahi Maxamed Weheliye                                        Secondary

3. Axmed Maxamed Cali                                                            Secondary

4. Cabdi Samad C/raxmaan Xaashi                                       Secondary

5. Cabdi Qani Maxamed Xaashi                                             Secondary

6. Ayuub Cali Muuse                                                                   Secondary

7. Cabdi Xakiim Cabdullaahi Cabdi                                      Secondary

8. Axmed Maxamed Cali                                                         Secondary

9. Maxamed Cumar Cabdullaahi                                          Secondary

10. Anfac Cumar Cabdullaahi                                               Secondary

11. Bahjo Cabdullaahi Cabdi                                                 Secondary

12.  Caasho C/raxmaan Xaashi                                           Libarory

13. Xaawo C/raxmaan Xaashi                                             Islamics

14. C/laahi Sh. Maxamuud Faarax                                    Secondary

15. Maxamed Axmed Maxamed                                         Secondary}

Post comment

You must be logged in to post a comment.

© 2016 Samadoon.org. All rights reserved.