Seminars ka uu qabto urur ka SLUF

August 13, 2017 to December 31, 2017 12:00 PM - 00:00 AM

Urur ka SLUF waxa uu qabtaa sida badan seminars kala duwan oo u badan cashiro anfacaya bulshada qaybeheeda kala duwan , gaar ahaan business ka , sida xisaabadka, suuqgaynta, iib ka, maamulka iyo maaraynta.

 

Duruustaan ayaa waxa uu ururku u qabtaa xiliyo kooban iyo meelo kala duwan ayadoo ay ka soo baxaan seminaaradaan natiijooyin aad u wanaagsan oo ay ku caano maaleen shirkado badan leh ganaciyo waa wayn oo ku yaalla magaalda Muqdishu.

© 2016 Samadoon.org. All rights reserved.