Kulan ka guud ee xubnaha urur ka ee afar bilood laha ah

August 13, 2017 to December 31, 2017 12:00 :PM - 00:00 AM

Shirka guud ee dhaman xubnaha urur ka ay ka soo qayb galaan oo dhaca sanadkii 3 mar ayaa lagu wadaa inshaAllaha inuu qabsoomo daba yaaqada bishaan August ee hadda aan u jirno.

Kulan ka ayaa waxaa lagu falan qayn doonaa haddii Alle idmo arimo dhwor ah oo aad ugu muhiim ah jiritaanka urur ka SLUF.

© 2016 Samadoon.org. All rights reserved.