Xafladda Ardada Dugsiga Sare

August 13, 2017 to December 31, 2017 12:00 PM - 00:00 AM

Waxaa lagu wadaa in la qabto xafladan lagu falanqeyn doonaa ardada jaamacad doonka ah iyo sida ay u dalban doonaan koorsooyinka jaamacadaha iyo wixii ku saabsan arrimahaas. Waxaan ku  lee nahay dhamaan qaybaha kala duwan ee ardayda ka soo qeyb gal wacan.

 

Xafladaan ayaa la rajaynaa inay ka dhici doonto xafiis ka ururka oo ku yaalla suuqa wayn ee bakaaraha , waxayna dhacdaa sanad kasta , gaar ahaan xiliyada jaamaduhu furmayaan.

 

© 2016 Samadoon.org. All rights reserved.